Olole Lagu daaweynayo Xoolaha Oo laga Sameeyey Deegana ka tirsan KG.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Xananada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Koonfurgalbeed Hon Sandhere Mohamed ayaa ka warbixiyey olalaha daaweynta xoolaha ee ay wasaaradda maalmahaan ka wado Koonfur Galbeed Soomaaliya

Wasiirka oo shirjaraaid ku qabtey xafiiskiisa ayaa waxaa uu sheegey in Olalahaan uu socon doono mudo sedax bilood ah sida ay qorsheysey Wasaarada Xananada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Koonfurgalbeed

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here