Beeralayda Degmada Doolow Oo Ka Cabanaya Cayayaan Beerahooda ka Cunaya.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Beeraleyda Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa Dhibaato ku qaba Cayayaan inta badan ka cuna dalaqyada la beero oo ay ka mid yihin geleyda, digirta masagada ,Yaanyada, Liin dhanaanta iyo kuwa kaloo badan oo ay beertaan ayidoo ay la daalaca dhacaaya qasaarooyin ka soo gaarey fatahaadahii Elniino oo intooda badan kala tagey qalabkii ay u adeegsan jireen wax soo saarka beeraha.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here