Wasaarada Beeraha XFS Oo Dah-furtey Xarunta Lasocodka Saadaasha Hawada

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaruntan ayaa bixin doonta Saadaasha Xiliyada Roobabka kaas oo Wasaarada Beeraha XFS siin doonta Beeralayda Soomaaliyeed Saadaalin Rasmi ah si ay ula socdaan Roobka taasi oo ka Caabin doonta Beeraleyda wax soo saarkooda in ay kor u qaadaan.

Soomaaliya ayaa markii hore lahaan jirtey Ilaa Sodon Xarumood oo saadaal ka bixin jirey Roobabka balse hada is bedeley Cimilada oo caqabad ku noqotey Dunida oo dhan balse Xaruntaan ayaa Beeralayda siin doonta saadaal waqtigan ku haboon.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here