Tartanka soo Nooleynta Hidaha iyo dhaqanka Soomaliya Oo Baydhabo ka socda.

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartanka soo nooleynta hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ayaa ka furmey Baydhabo kaasi oo ay ka qeyb galeyaan Dhamaan xaafadaha Magaalada ay ka koo banthay

Tartankaan waxaa soo qaban qaabiyey maamulka Degmada Baydhabo oo kaashanaya Ururka Dhalinyarada Degmada iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha,Tartan ayaa waxaa uu socon doonaa ilaa todobaadka danbe iyadoona wali ay tartanka ka muuqdaan qaar ka mid a xaafadaha inkastoo xaafado kale ay horey u soo hareen.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here