Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12aad Oo La Shaciyey

0
29

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada kasoo baxday Imtixaankii shahaadiga ahaa ee sanad dugsiyeedka 2023-2024

Wasaaradda ayaa sheegtay in sanadkan Imtixaanka fasalka 12aad ay si rasmi ah ugu fadhiisteen 36,035 oo arday iyada oo wasaaraddu sheegtay Waxaa la baabi’iyay natiijada 2,905 arday la baab’iyay natiijadooda kaddib markii qish ku kaceen.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here