Ololaha La dagaalanka Maandooriyaha Oo ka Bilowdey Magaalada Laascaanood

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Laascanood ayaa waxaa laga Dah-furey Olalaha la Degaalanka Maandooriyaha Qaadka,maadama uu saameyn kala duwan ku yeeshey Bulshada, Waxaana Da-hfurka Ololaha ka soo qeyb galey qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Si looga Arinasado sidii loo Hirgelin Lahaa Ololahan.

Xubinhii kala duwaan ee ka soo qeyb galey ayaa waxey ka hadleen Saameynta Caafimaad daro iyo dhibaatoyinka uu ka hayo bulshada Soomaliyeed Qaadka iyo sidoo kale waxyaabaha kale Maanka dooriya

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here