Wasaarada Awqaafta KG Oo Wada dadaalo lagu Horumarinayo Goobaha Waxbarashada Degmada Xudur

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isku duwahaha Wasaarada Aqwaafta iyo Arrimaha Diinta KGS ee Gobolka Bakool, ayaa kormeer iyo Qiimeyn ku sameeyey qaar kamid ah Madaarista Diiniga lagu barto iyo kuwa kale Maadiga ah Ee Magaalada Xudur.

Kormeerka Iskuduwaha ayaa ujeedadiisu ahayd sidii ay u ogaan lahaayeen baahiyaadka Goobaha Waxbarashada ka jira si wax loogu qabto iyo dhiiri gelinta Macalimiinta duruufaha kala duwan Caruurta wax ku baraya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here