Hay’adda Sodma Oo Deeq gargaar kala duwan gaarsiisey Degmada Luuq.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta degmada Luuq ee gobolka Gedo waxa ay u dirtay agab gargaar kaas oo hay’adda ugu talagashay in dib u dajin loogu sameeyo qoysaskii ku barakacay colaad beleedyadii dhawaan ka dhacay degmadaas.

Agabkaan waxaa kamid ah Teendhooyin waxaana hay’adda ugu talagashay in guryo KMG ah loogu sameeyo qoysaska banaanka magaladaasi tuban, kuwaas oo hore guryahooda looga gubay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here