Hordhac: Aston Villa Vs Arsenal

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan ka mid kulamada ugu xiisaha badan todobaadkan premier Legaue ayay isaga hor iman doonaan kooxaha Aston Villa iyo Arsenal.

Arsenal ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya sidii ay u gaadhi lahaayeen kulankoodii 2-aad oo xidhiidh ah.

dhinaca kale Aston Villa ayaa doonaysa in ay joojiso Gunners si ay u joojiyaan dareenka Gunners.

Kulanka: Aston Villa Vs Arsenal

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 7:30

Garoonka: Villa Park

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Aston Villa ayaa laba guul ka gaadhay Arsenal xilli ciyaareedkii hore halka ay 3 jeer oo xidhiidh ah ka badiyeen Arsenal laba jeer premier League.

Arsenal ayaa badisay 14 kulan oo ay marti tahay premier League Aston Villa iyada oo Gunners tahay kooxda guulaha ugu badan ka gaadhay Villa Park.

Aston Villa ayaa badisay 5 ka mid ah 9-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaartay Arsenal premier League.

Aston Villa ayaa doonaysa in ay badiso kulankii 2-aad oo xidhiidh ah premier League markii 4-aad bilowga xilli ciyaareedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here