Shacabka Deegaanka Bilicsan Oo Biyo la’aan ka Cabanaya.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shacabka dagan deegaanka bilicsan ee duleedka Galbeed degmada Kismaayo ayaa ka Cabanaayo biyo la”aan heysata Waxbarasho iyo Caafimaad oo aan degaanka ka jirin

Deegaankaan oo ay horey u degnaayeen dad danyer ah ayaa hadana waxaa ku soo barakey dad ay soo saameeyeen dagaalada iyo abaarta ka jirta deegaano ka tirsan maamulka jubaland

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here