Wasaarada Awqaafta KG Oo bogaadisey Gudiyada Masaajidada Baydhabo.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda KGS ayaa kormeer ku maray Masaajiidda qaar ee Magaalada Baydhabo ujeedka Kormeerka Wasiirka ayay ahayd sidii wax badan uga ogaan lahaa sida Gudiyada Masaajidada ugu qidmeeyaan Bulshada iyo baahiyaadka ka jirta ee u baahan in wax laga qabto

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here