Gudiga Dhismaha Wadooyinka Jowhar Oo ku baaqey in la baneeyo Wadooyinka la dhisi doono.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhawaan ayaa waxaa Lagu wadaa in Degmada Jowhar uu ka bilowdo dhismaha Wadooyinka afar xaafadood oo kamid ah Magaalada kuwaas oo hada ka jira Burbur xoogan dhibaata badana ay ku qabaan Bulshada

Gudiga Dhismaha Wadooyinka Jowhar oo ka kooban Xilibaanada Golaha Deegaanka iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Magaalada oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegey in dhawaan la bilaabi doono dhismaha wadooyinka sidaa darteed waxay Bulshada iyo Ganacsatada ugu baaqeen in ay ka baneeyaan dhismayaasha wadooyinka soo galay

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here