Awaamiir laga soo saarey Shirkadaha aan Ruqsada u heysan Qashinka Laga qaado Degmada Baxdo.

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Taliska Saldhiga Baoliska Degmada Baxdo Ee Gobolka Galgaduud ayaa go’aan Kasoo saaray shirkada aan heysan Ruqsada qashin qaadista ee Dowlada Hoose in aysan wax qashin ka qaadi Karin Xaafadaha Degmada si loogu fogaado in dhibaato ka dhalan karta qashinka oo la dhigo meel aan loogu tala galin.

Taliyaha Saldhiga Baoliska Degmada Baxdo Maxamed Feera Geele Oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegey shirkad aan heysan Sharci ee lagu arko iyadoo qashin qaadeysa ay talaaba ka qaada doonaan isagoo ugu baaqey Bulshada in ay la shaqeeyaan Ciidanka Booliska si loogu hortago wax kasta dhibaata ku ah Nadaafada Bilicda Amaanka Deegaanka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here