Doorashada Gudoonka Midowga Ardeyda KG Oo Baydhabo ka dhacdey.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Midowga Ardeyda Koonfur Galbeer oo mudooyinkaan dambe wadey Isbedel Cusub in ay ku sameyaan hogaanka Ardeyda ayaa qabtey Doorasho ay Ka soo qeyb Galeen Dhamaan Ardeyda wax Ka Barta Iskuulada Magalada Baydhabo, Gudoomiyaha Midowga iskuulaadka Baydhabo, Madax ka Socota Wasaarada Waxbarshada KG Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here