Dowlada Hoose Degmada Baydhabo Oo wada dadaalo Adeeg Koronto Lagu gaarsiinayo Deegaanka Barwaaqo.

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada Abdullahi Ali Watiin ayaa Shir-gudoomiyey kulan looga hadlayey diyaarinta Mashruuca Sidii Koronto u heli lahaayeen dadka Barakacayaasha Deegaanka Barqaawo ee Duleedka Magaalada Baydhabo Maadama dadka deegaankaas aysan Hada heysan Adeeg Koronto

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb-galeen qaar ka mid ah Horjoogyaasha Dadka Barakacayasha Deegaanka Barwaaqo, Madaxa ka socotey Hey’adaha ka Shaqeeya Arimaha Horumarinta Barakacayasha,Maamulka Degmada iyo Shirkada bixiya Adeegga Korontada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here