Shirka Qorshaha Xal-u-helida Biyo-Mareenada Gobolka Banaadir Oo lagu qabtey Muqdisho.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo looga hadlay Qorshaha maareynta iyo xal-u-helida Biyo-mareenada Magaalada Muqdisho.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here