Iskuul Wax Lagu Barayo Dadka Baahiyaha gaarka qaba Oo Laga dhagax dhigay Degmada Sheekh.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dugsigan laga dhagax dhigey Degmada Shekh Ee Maamulka Soomaaliland ayaa wax ku baran doonta Carruurta qabta baahiyaha gaarka ah, waxa ayna wax ka bartaan hada Xarunta Dowlada Hoose Degmada taasina ay iyaga caqabad ku tahay

Munaasabad dhagax dhiga ayaa waxaa Goobjoog ahaa Gudoomiyaha Degmada, Wasiirka Waxbarashada, Xilibaanada Golaha Deegaanka iyo Odoyaasha Deegaanka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here