Dhalinyaro Baratay Xirfadaha Gacanta Oo Xaflad Loogu qabtay Muqdisho.

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dugsiga Tababarka farsamada Gacanta Ee Maxmuud Ahmed Cali Degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa lagu soo Gabagabeeyay Tababar ujeedkiisa ahaa Xoojinta Waxbarashada Farsamada Gacanta.

Tababarkan oo uu socdey Mudo Shan bilood ah ayaa waxaa lagu Baranaayay Qeybaha Sida Dhar tolida, Cilaan saarka, Korontada,Rakibaada Qalabka Tamarta laga dhaliyo ee Cadceeda ku shaqeeya, Soolarka, dhismaha Guriyaha iyo waxyaabo kale oo lamid ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here