Hoos u dhac xooggan Oo laga dareemayo Qiimaha khudaarta Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qeybaha kala duwan ee qudaarta lagu iibiya suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa Waxaa maalmihii u dambeeyey Laga Dareemayaa Hoos u Dhaca aadu balaaran taasi oo ay Cabsho ay ka muujiyeen Ganacasatada iibisa qudaarta maadama ay faa’iida ka helaan waqtiyada ay qaaliga tahay Balse aan waxba uga jirin markey ay soo dhacado ayna ayigu ku Daraan Lacag dheraad ah maadama aan isbixin qiimaheeda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here