Wasaarada Waxbarashada KG Oo La wareegtay saddex Iskuul oo ku yaala gobolka Shabellaha Hoose.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iskuulada Al Qaasimi oo ku yaala Degmada Afgooye, Sheekh Cali Maye oo ku yaalo Degmada Marka iyo Xaaji mire oo ku yaala Deegaanka Tawakal ee Gobolka Sh. Hoose ayaa si rasmi ah waxaa ula wareegay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dugsiyadaan ayaa ka mid noqon doono goobaha ay bulshadu ka helayaan Waxbarasho lacag la’aan ah heerka Dugsi hoose Dhexe (Fasalka 1aad ilaa 8aad).

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here