Shacabka Deegaanka Galool yaryar Magaalada Kismaayo Oo Dalbanaya In Loo Dhiso Xaruumo Dan-Guud.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada Deegaanka galool yaryar oo Hoostaga Magaalada Kismaayo ayaa waxey ka cabaneyaan baahiyo dhanka nolasha ah ayidoona ay u dheertahay in aaney haysan waxbarasho, caafimaad, biyo iyo guud ahaanba waxyaabaha noolasha aas aasiga u ah, waxaana dadka deegaanka ay ku tiirsan yihiin waro ay biyaha ka Cabaan iyo waxyaabaha ay ku beertaan beerahooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here