Hordhac: Valencia Vs Barcelona

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kooxda Barcelona ayaa maanta bilaaban doonta xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka La Liga.

Barcelona ayaa la ciyaari doonta Valencia kulankoodii ugu horeeyay ee La Liga.

Kooxda Flick ayaa doonaysa in ay guul ku Bilaabato xilli ciyaareedka cusub.

Kulanka: Barcelona Vs Valencia

Tartanka: La Liga 

Wakhtiga: 10:00

Garoonk: Mestalla

Xaqiijiyay Kulanka:

Barcelona ayaa Laga Badiyay kaliya Hal Kulan 16-kii Kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaartay Valencia, waana guuldaro la’aan 8-dii Kulan ee ugu dambeeyay.

Kadib laba guul oo xidhiidh ah oo ay Barcelona ka gaadhay 2006 iyo 2007, Valencia ayaa kaliya badisay Hal Kulan 17-kii Kulan ee ugu dambeeyay ay Marti galisay Barcelona.

Barcelona ayaa badisay 89 kulan oo ka mid ah 178 kulan oo ay la ciyaartay Valencia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here