Dhismaha qaar ka mid ah Wasaaradaha KG oo Meel Gaban gaba ah mareya.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Howlaha guud iyo guryeynta ee dowlad goboleedka Koonfur-galbeed iyo agaasimaha Guud ee Wasaarada ayaa kormeer ku tagey dhismayaasha cusub ee Wasaaradaha Aminga , caafimaadka iyo Cadaalada Koonfur Galbeed

Wasiirka ayaa mid mid u kormeerey Wasaaradahaan wuxuuna warbixin ka dhageytey Masuuliyiinta Kambaniga gacanta ku haya dhismayaashaan cusub ee Wasaaradaha waxaana ay sheegen in dhawaan la soo gebgabeyn doono dhismayaasha xafiisyada cusub

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here