Aabe 30 sano ka shaqeynaya xirfadda Qurxinta guryaha Oo Nolosha reerkiisa ku maareeya.

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira Dhalinyaro Badan oo Subax kasta u soo kalaha in ay qabtaan shaqooyin ku Adag Qabashadeeda Duruufo Jira Aawgeed, Maxamed Nuur Maxamed Cali oo Ku nool Magaalada Baydhabo waxaa uu ka mid yahay Boqolaalka dhalinyaro ee u soo kalaha Subax kasta Ku shaqeynta Rinjiyeeynta iyo Qurxinta Guriyaha iyo inta kale ee la midka ah.

Mudo Sodon sano ah ayuu ku jira shaqadan Rinjiyeeynta iyo Qurxinta Guriyaha,umana arko wax culeys ah, Waa shaqo uga Fudud Mida Guriyaha ee La dhiso sida uu sheegay, Waxaana Isaga iyo Dhalinyaro kale ku guda jiraan Rinjiyeeynta iyo Qurxinta ee ah shaqdii looga Bartey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here