Kulanka Wadatashiga diyaarinta sharciga ka hortaga leexsashada gargaarka oo lagu qabtay Xudur.

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa lagu qabtay kulan kusaabsanaa Qoritaanka sharciga ka hortagga leexsiga Kaalmada Bani’aadanimada oo soconn doono muddo Labo maalmood ah.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha Degmada Xudur, kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Bakool, Isku-duwaha arimaha Samafalka ee Gobolka,Xubno katirsan Maamulka Degmada Xudur,Maamulada Degmooyinka Tiyeeglow, Rabdhuure, iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here