Maamulka Degmada Matabaan Oo dhagax dhigay Dhismaha qaybta Qaliimada Isbitaalkaasi

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Si Isbitaalka Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan u fuliyo Adeega Qaliimada kala duwan oo baahi weyn u qabaan Shacabka ayaa Maamulka Degmada dhagax dhigey Qeybta Qaliinka oo lagu kordhinayo Isbitaalka maadama Adeega Qaliinka markii hore dadku u aadi jireen magaalada Muqdisho, taasina caqabad ku tahay dadka aan awoodin.

Munaasabada Dhagax dhiga Qeybta Qaliinka Isbitaalka Matabaan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Degmada ,dhaqaatiirta Deegaanka iyo Maamulka Isbitaalka iyo qeybaha kala duwan Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here