Qiimeyn Lagu Sameeyay khasaarihii ka dhashay dabkii qabsaday Suuqa Magaalada Jowhar

0
29

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, qeybna ka yihiin madax ka tirsan hay’adda OCHA ayaa gaaray xarunta maamulka Hirshabeelle ee Jowhar.

Ujeedka wafdiga ayaa ah u kuur-galidda khasaarihii ka dhashay dabkii qabsaday suuqa magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelllada Dhexe, si ay u soo qiimeeyaan baaxada saamaynta ka dhalatay dabkaas, iyagoo isla maanta kormeeray suuqaas.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here