Wasaarada Howlaha Guuda XFS Oo shaacisey in la bilaabayo dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Xarfo.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeeynta iyo dib u dhiska XFS Cabdisalan Cabdi Cali oo Shir jaraaid ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiiyay dhismaha waddada Gaalkacyo-Xarfo ee Gobolka mudug oo ka kooban ku dhawaad 70KM isagoo sheegey in ay soo xayeysiinyeen qandaraasyada Tartanka Shirkidihii dhisi lahaa

Wasiirka Hawlaha Guud Cabdisalan Cabdi Cali ayaa sidoo kale ka hadley wadooyinka kale dalka la qorsheynayo in dalka laga dhiso kuwaas oo isku xiri doono dhamaan Gobolada dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here