Jubaland Oo Mashaariic ka Fulineysa Deeganada Hoosyimada Magaalada Kismaayo

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Dowlad-Goboleedka Jubbaland Bishaar Aadan Geede iyo Masuuliyiin kale oo ay kamid yihiin Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ayaa Kormeer ku tagay Deegaano dhaca Galbeedka Kismaayo.

Waxaana Masuuliyiintan oo uu Horkacaayey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda halkaasi ku soo dhaweeyay Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada ku nool Deeganadaas.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here