Dhismaha Aargo lagu aqoonsanayo Degmada Matabaan Oo la dhagax dhigey

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada matabaan ee Gobolka Hiiraan oo kamid ah Degmooyinka Hirshabeelle ayaa markii ugu horeysay yeelaneysa, Astaan lagu aqoonsado oo ay dedka Magaaladaasi soo booqda iyo kuwa safarka ku geli-doonaan Sawiro xusuus ah.

Gudoomiyaha Degmada matabaan Bashiir Cabraxmaan Sheekeeye iyo qaar kamid haldoorka Degmada ayaa ka qayb-gelay, munaasabadan oo aheyd dhagax dhig iyo Asteynta halkii loo doorey in laga taago Aargada cusub ee Magaalada oo nashqadeeda lagu soo Bandhigey isla goobtan

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here