Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeydan Tababarka loo soo xirey ayaa Xarunta hal abuurka Soomaaliland ku baranaayey Xirfadaha la xariira Tiknoolijiyada, kuwaaas oo gaaraya ku dhawaad Sedex boqol oo ka kala socdey Hey’adaha Dowlada.
Munaasabada Ardeyda Tababarka loogu soo xiraayey ayaa waxaa ka qeyb galay Madax kala duwan oo ka tirsan Soomaaliland iyo qeybaha Bulshada
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi