Mashruuca Biyo Balaarinta Magaaladda Berbera Oo Xariga Laga jarey.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mashruuca Biyaha loogu ballaarinayay Magaalada Berbera ayaa mudo hakad ku jirey taasina ay caqabad ku ahayd Bulshada maadama Magaalada Biyo la’aan soo wajahdey .Ceel biyoodyadan Laga dhisey Berbera ayaa gaaraya ilaa sagaal Ceel si Bulshada baahida Biyo uga baxaan waxaana Xariga ka jarey Madaxweynaha Soomaaliland

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here