Madaxweynaha Hirshabeele Oo ku baaqey in baaris lagu sameeyo dabkii ka kacay Suuqa Jowhar.

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii Musiibadii dabka ahayd ee ka kacday Suuqa Degmada Jowhar ayaa dhalisay qasaaro hantiyadeed oo soo gaaray Ganacsatada Suuqa, waxaa booqasha ku tagay Madaxweynaha Hirshabeele Ali Gudlawe Huseen si uu ugu kuur galo dhibaatada gaartey heerka ay la eg tahay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here