Shir Lagu qiimeynayo waxtarka Mashaariicda Hay’adda FOA Oo ka Furmey Magaalada Baydhabo.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Kumeel Gaarka u ah Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay Shir looga hadlayey dib u eegis iyo Qiimeyn lagu sameyn doono heerka waxtarka Mashaariicda Hay’adda FOA ee ka hirgeliso Deeganada Koonfur Galbeed.

Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha KG, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta KG, Madax ka socotay Dowladda Federaalka iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaraddaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here