Dhalinyarada Baydhabo Oo Loo Qabtay Tababar Lagu barayo ka faa’ideysiga Kheyraadka Dalka.

0
28

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan oo socon doono mudo shan maalin ah ayaa waxaa lagu baran doonaa sida looga Faaideysan karo Kheyraadka Dalka gaar ahaana Deegaanada koonfur galbeed soomaaliya

Tababarkaan ayaa waxaa loo qabrey dhalinyarad Baydhabo waxaana soo qaban qaabisey Ururka Horumarinta deegaanka Ee DEDO oo kaashanaayo Wasaardaha batroolka iyo macadanta iyo Wasaaradda bey’ada iyo isbadelka cimilada koonfurta galbeed

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here