Qoys Wiilkooda ku Xanuunsan Degmada Bardaale Oo dalbadey in loo gurmado.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Aabo Ibraahim Maxmuud waxaa in Mudo ah ka Xanuunsan Wiil uu dhalay oo 20 jir ah , Kaas oo Maskaxda loogu jiro, waxaana uu ku nool yahay Degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

Aabo Ibraahim Maxmuud ayaa sheegay in uu sameeyey wixii dadaalkiis ahaa, Balsee uu dadaalkiisa weli Caafimaad ku helin Wiil kiisa, una Baahan yahay in Bulshada Muslimiinta ah Garab ku siiyaan sidii uu Caafimaad ku heli lahaa wiilkiisa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here