Kulan Looga Hadlayay Mashaariic lagu Horumarinayo Barakacayaasha Oo ka dhacay Baydhabo.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo lagu qabtey Xarunta Wasaarada Qorsheynta KG ee Magaalada Baydhabo ayaa looga hadlaayey Arimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Dadaalada dib loogu dayactiraayo kaabayasha sida wadooyinka, Arimaha Xalka waara Dadka uu saameeyey Barakaca sidii loo siin lahaa Adeegyada aas aasiga ah si loo Horumariyo Noloshooda

Madaxda Kulanka ka qeyb gashay ayaa waxaa kamid ah Agaasimaha Guud Wasaarada Qorsheynta Dowlada KG Yakub Isak iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada Abdullahi Ali watiin iyo saraakiil ka kala socotey labada Xafiis.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here