Horumar dhanka Ganacsiga iyo dhaqaalaha Oo Laga dareemayo Degmada Bardaale.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ganacsiga degmada Bardaale ayaa wax weyn iska bedeley ka dib markii wadooyinka degmadaasi dhismo lagu sameeyey taasi oo sababtey in ganacsiga isbedelo

Ganacsatada yeryer ayaa ayaa aad u soodhoweeyey dhismaha iyo dayactirka lagu sameeyey wadooyinka degmaa waxaana ay sheegeen in isbedelka uu sabab u yahay dhismaha wadooyinka iyo hormarka ka socda bardaale sadkaan danbe.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here