Ardey baratey Cilmiga Caafimaadka Oo Xaflad Loogu qabtey Baydhabo.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad 130 ardey oo Wax ka bartey Macahadka Al-Qamar oo ka Mid ah macahadyada ku yaala Magaqlada Baydhabo ayaa munaasabada looga qabtey Beerta Baydhabo, waxaana waxyaabaha ay ardeyda Barteen ka mid ah Caafimaadka iyo luuqada Englishka .

Munaasabada oo ay aheyd mid ay soo agaasimeen maamulka iyo Macalamiinta macahadka ayaa waxaa ka soo qeyb galey bahda Waxbarashada, maamulka iyo macalamiinta waaladiin ardeyda iyo marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here