Qoysas ka soo Barakacay Degmada Luuq Oo Xaalad adag ku heysata Degmada Waajid.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dadka Barakacayaasha ah ee gaarey Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool ayaa ka soo Barakacay Degmada Luuq kadib dagaalo ay halkaasi ka dheceen iyagoo Naftooda iyo maalkooda ula baqeen in ay dhibaata ka soo gaarto, waxayna soo mareen wadooyin dhibaata badan ay ka jiraan

Qoysaskan ayaa hada gaaraya ilaa 45Qoys oo isugu jira Caruur, Waayeel Haween iyo dhalinyaro kuwaas oo hada ay ku nool yihiin Xero Barakac oo ku taala Duleedka Degmada Waajid ilaa iyo hadana aysan helin wax gargaar ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here