Buundo isku Xireysa isku Socodka Xaafadaha Burco Oo Xariga Laga jarey.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wadooyinkaan oo isku xira Xaafadaha Plaza iyo October oo in mudo ah ay soo socotey dhismahooda ayaa waxaa xariga ka jerey Maamulka Gobolka Togdheer Iyo kan Degmada Burco oo ay weheliyaan Qaar ka mid ah golaha xildhibaanada degaan doorashadooda ay tahay Degmada burco, waxaana wadooyinkaani ay markoodi hore dhibaato ku Aheyd bulshada iyo isu socodka gawaarid ayidoona hada ay meesha ka Baxdey wada xumadii horaan uga jirtey.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here