Xarunta Agoonta Degmada Caabudwaaq Oo lagu kordhiyey qeyb Dugsi Sare ah.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xildhibaano ka tirsan DFS , Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo masuuliyiin kale ayaa Degmada Caabudwaaq uga qeybgaly munaasabad lagu soo bandhigaayey qeybo cusub Oo lagu soo kordhiyey Xarunta Agoonta ee Taakulo

Xarumahaan oo lagu soo kordhiyey xaruntaan ayaa Waxaa hirgalinteeda iska kaashadey Samsam Foundation iyo Hay,adda boqor Cabdala ee Dalka Sacuudiga

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here