Qalab Casri ah lagu soo kordhiyay Dekedda Berbera Oo Xariga laga jarey.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha guud ee Wasaarada Horumarinta Maaliyada , maamulka Dekedda Berbera iyo Masuuliyiinta Shirkada DP World ayaa xadhiga ka jaray qalab casri oo lagu soo kordhiyay Dekedda Berbera

Qalabkaan ayaa ah qalab casri ah oo lagu ogaanaayo tayada Alaabaha ka soo degaya Dekada Berbera waxaana qalabkaan hirgaliyey shirkada gacanta ku heysa dekada Berbera ee Dp world

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here