Maamulka KG Oo bogaadiyey dadaalada Nabadeynta Beelo ku dagaalamay Degmada Wanlaweyn

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ayaa waxaa looga hadlaayey sidii loo xaqiijin lahaa waxa ka dhaqan galay dib u heshiisiintii la dhagax dhigey Beelo ku dagaalamey Degmada Wanlaweyn kuwaas oo isku heystey dul daaqsimeed halkaas ku yaala.

Kulanka ayaa Waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Amniga KG, Odayaasha Dhaqanka Degmada iyo Gudigii ka Shaqeeyay Hirgelinta Xabad joojinta iyo Heshiiskii Hordhaca ahaa ee Labada beel isku fahmeen kaas oo ah in Xabada la joojiyo Wixii Sohdin ku saabsana dib laisugu laabto.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here