Madaxweynaha KG Oo Hay’adda FAO kala hadlay wax ka qabashada Xaaladaha Bani’aadanimo

0
59

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Agaasimaha Guud Hay’adda Cuntada Aduunka oo Magaalada Baydhabo soo Gaaray,Kulanka waxaa Madaxweyne Laftagareen ku Wehlinayey Wasiiro, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada.

Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxa Hay’adda WFP ayaa kulan ay qaateen waxay kaga Wada hadleen Arimaha Gargaarka, Cunta yarida, iyo sidii loo Kordhin lahaa Gargaarka la Gaarsiinayo Dadka saamaysey Is Bedelka Cimilada iyo Abaaraha.

Workung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here