Suuq lagu iibiyo Xoolaha Oo laga Hirgeliyey Magaalada Galkacyo

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqan Cusub ayaa lagu iibin doonaa Xoolaha kala duwan ee Magaalada Galkacyo, kaas oo markii dhibaata ku qabeen Ganacsatada Xoolaha iibisa,Hirgelinta suuqan ayaa waxaa iska leh Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug, waxaana lagu wareejiyay Maamulka Degmada, si ay si Bulshada loogu adeego

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here