150 Qoys Danyar ah Oo Deeq Raashiin Loogu qeybiyey Magaalada Kismaayo.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciidanka Booliska gobolka Jubada hoose ayaa raashin gurmad ah u qeybiyay qoysas ku nool deegaanada waqooyiga Kismaayo, sida Singalayr iyo Baar-sanguuni kuwaas oo ka soo barakacay badankood deegaanada Gosha ayagoo horeyna ay u saameeyeen fatahaadihii dalka ka dhacay.

Ku dhawad 150 qoys oo danyar ah ayaa ka faa’iideystay deeqdan oo laga soo jaray gunada Ciidanka Booliska.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here