Deeq kala duwan Oo La gaarsiiyay Hooyo ku xanuunsan Xeriyaha Barakacayaasha Baydhabo.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hooyadaan Soomaaliyeed ku nool Xeryaha Barakacayaasha Magaalada Baydhabo ayaa la xanuunsan Cudurka ku dhac Naasaha kaas oo wax loogu qaban waayey Xarumaha Caafimaadka dalka ayna awoodin in ay qarash dibada ah iska bixiso maadam ay duruufo adag la daalaadhaceyso.

Ururka Haweenka Degmada Baydhabo ayaa booqdey Hoyga ay ka degan tahay Duleedka ayaa deeq kala duwan gaarsiiyey Hooyadan oo wa qtigaan wajaheysa xaalad adag

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here