Qeybo ka mid ah Adeegyada Caafimaad uu bixin jiray Cisbitaalka Gaalkacyo Oo Hakad ku yimid.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka guud Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ka soo baxayaan Faah-faahino la xiriira dhanka iyo dhibaatooyinka Adeegyada Caafimaadka ee heysta Bulshada Magaalada, kuwaas oo Bulshadu horey isbitaalka uga heli jireen si lacag la’aan.

Maamulka Isbitaalka guud Magaalada Gaakacyo ee Galmudug ayaa sheegay in ay sii kordheen dhibaatooyin la-Xariira dhinaca Adeegyadii Caafimaadka oo Isbitaalku bixin jiray.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here