Wasiirka Beerah XFS Oo daah-furay Sixida Imtixaan Laga qaaday Shaqaale ka howlgala Wasaarada.

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tobankii Bishan jully, ayaa waxaa Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Imtixaan ka qaadis ku sameeysay Ardeyda heysata Shahaadada Jamaacadeed ee kala Duwan.

Imtixaan ka qaadista Ardeyda ee Wasaarada waxaa kala shaqeeyay Jaamacadaha Dalka, waxaa sidoo kale kor joogteeyn ka ahaa Guddiga Shaqaalaha Rayidka, iyadoo la daah-furey Saxitaanka Imtixaankii laga qaadey Ardeyda.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here